3 Qaab Lacag Looga Sameeyo Online 2022/2023
Waxaa jira siyaabo badan oo
lacag looga sameeyo internetka sanadka 2022/2023. Waxa aad bilaabi kartaa
baloog oo aad kor ugu qaadi kartaa macluumaadkaaga online. Waxa kale oo aad
alaabta ku iibin kartaa online. Waxaad sidoo kale ganacsi ka bilaabi kartaa
online. Haddaba sidee baad u qorshaynaysaa 2022 si aad dakhli uga hesho
gurigaaga adoo jooga? Aan bilowno.
Maqaalkan, waxaan kuu sheegi
doonaa 3 siyaabood oo aad ka heli karto lacag online ah adigoo ka shaqeynaya
guriga.
3 Qaab oo Online Lacag Looga Sameeyo 2022/2023
1 Affiliate Marketing-Faido
qaybsi
Affiliate marketing waa
inaad faido la qaybsatid qofka alaabta ama badeecada u leeyahy adigoo u kenaayo
ruux gato oo marki uu ruux gado badeecada ayad waxad ledahy qidmad kooban oo ah
%Boqolkiiba intii ad ku heshiseen ama inta ay shirkada badecada leh ay
ogoshahay. Waxa la yaabka ah aya ah inad adiga shaqo ku laheen badeeco dhamatay
ama laso celiyay markii legato oo adiga waxad helaysa faidada marki saan loo
gato wa shirkada qaarkoode halka kuwa kalana ay
ka jarayaan faidada badeecadi lagatay marki uu soo celiyo macamiilki
gatay. Halkaan toos ogama bogon kartid sida uu u shaqeeyo iyo suda ugu fiican
ee looga ganacsado shirkadahaan bixinayo Affiliate marketing
Waxa
jiro qaabab badan ay u shaqeyaan shirkadahaan kuwaas oon ku xusay maqaal hore
balse hadan dul maro waxa kamid ah in ay
jirto waxa loogu yeero CPA iyo CPM oo marki laisku soo duubo ay macno ahaan
yeelanayso inaad lacag ka sameen kartid hadi uu macamiilka ad keenatay maclumadkiisa
iyo xogtiisa galiyo oo ay helaan
macmiilka xigtiisa aadka sameen kartid lacag si sahlan. Ma ahan ineey
ruuxa ayaka wax ka rabaan balse markeey helaan xogtiisa aya waxey samenayaan
iney ayaka alabahooda beec gayn ku sameestaan madama ruxaas aya hayan magaciisa
ayakoo rajaynaya inuu ka gato badeeco hadbo mida ay suuq gaynta ugu jiraan
adiaga se mar hore ayaad qadatay faidada oo shaqada lagu siiyay aya ahayd inaad
ruuxa keentid waadna keentay SOO CAJIIB MA AHAN?
2 Website Sameeyso
Websiteku waa meesha hal mar
kaga baahan inaad Maqaal kuso gudbiso oo
ahaan donto meel mustaqbalka adigoon shaqa qabaneenin aad lacag ka sameen
kartid, ha is oran ma sameen kartid website oo waxad u baahntahay qarash iyo
inaad wax ka taqaanid proggraming ama luuqadaha lagu dhiso waxad heli karta
ayakoo diyaarsan waxaas oo dhan oo adiga aad ka yelanaysid sidi aad doontid oo
waliba waxa ugu fiican waxeey tahay waqti kama qadanayso oo wa laguu sii
diyariyay. Inaad samaysatid website hadii aad raacdid tilaaabooyinkaan kuwaas
oo kaa saacidi doono inaad website adiga aad ledahay bilowdid,tani waxey u
tahay wado aad u raaci kartid safarkaaga shaqooyinka online ah kaas ood ku heli
doontid inaad isku filnaasho gaartid, Badana dadka uma yaqanan online ka inuu
shaqa noqon karo balse waxeey aminsanyihiin ineey shaqooyinka ay waligood ay
goobjoog u ahaan jireen aysan jirin wax laga badasho lakiin xaqiiqda ya ah in
aduunka hormar gaaray online inaad lacag ka samaysidna ay tahay arin u baahan
in fiiro gaar loo yeesho.
3 Freelancer- xirfadada iib
geenta
Waxa macquul inaad fahmin
ood is waydinayso sideen u iib geeya xirfadayda?, aniga ku fahansinayo, Xirfadu
waa shega ma guraanka ah waqtigan lajoogo taas oo aadooga faaideesan kartid
inaad lacag aad ka samaysid adigo adeegsanayo meelaha loo iib geeyo xirfadaha
oon kuu sheegi doono.S hirkadaha wa wayn iyo cidwalbo oo wax in loo qabto u
baahan waxeey i madaan meelo loogu tala galay tusaale shirkadaha wa wayn oo wax
soo gudbiyo aqbaradka ama xita sawirada nooc walbo dad ayey ka gataan dadkaas
iyo shirkada adeega rabto isma yaqanan balse waxa jiro website yo fara badan oo
u dhaxeeyo kuwaas oo fududeeyo adeegayada ayakoo u dhaxenaayo ruuxa xirfada
lehiyo mid doonayao in loogu shaqeeyo xirfadaas. website yada sida:
Freelancer.com, Upwork.com, Peopleperhour,
Fiverr, Indeed, Latium.
Dhamaan kuwaan aan ku
sheegay waxey u dhaxeyaan shirkada raadinayso xirfadad iyo adiga oo ah ruuxa
leh xirfadii la radinaaya,hadii aad laheen xirfad waa inaad ku dadasha xirfadi
aad baran laheed sidi aad oga shaqeesan laheed online ka. Mida ugu fiican hadad
is waydiinayso waxad sameen karta inaad website yadaan aad tagtid dabadeedna aad
so ogaatid mesha aad ku fiicantahay iyo sida baahida ooga jirto adigoo markaas
xooga sari doono mesha aad so ogaatay ood waiba adigana aad qaban kartid
shaqooyinka laguu diri doono balse ogow waxa jiro dad gurigooda joogo shaqa
kalana an qabanin shaqooyinkaan moyeee.
Waxaa kale oo jira siyaabo kale
aad lacag u sameen karto waxaana kamid ah:
- YouTube – Sameyso Channel,
- Online store- Sameyso meel aad adigu wax ku iibi kartid.
- Baro Xirfadda website sida maqaalo loogu soo qoro.
Fiiro gaar ah:- Waxaan mar
labaad kaaga digayaa inaad suuqan gasho markaad xog dhamaystiran hesho oo aadan
ku dag dagin adoo Analyses badan sameen mahadsanid.
Post a Comment
Comment