University of Queensland Free Online Courses 2022
University of Queensland Free Online Courses 2022
waa jaamacad cilmi baaris dadweyne oo ugu horayn ku taal Brisbane Australia, Waxaa la
aasaasay 1909-kii waxaana sameeyay baarlamaanka gobolkaas.
University of Queensland UQ waxaa loo kala saaraa mid ka mid ah jaamacadaha sandstone sido kale waa jaamacadda ugu da'da weyn gobol kaas. Jaamacadda Queensland’s waxay bixisaa koorsooyin online ah oo lacag la'aan ah waxayna diyaar u tahay qof walba oo aduunka ku
nool inuu wax ka baran karo.
Ku dhawaad dhammaan maadooyinka qeebeheeda kala duwan ayaa laga heli karaa koorsooyinka Online-ka ee Jaamacadda bixiso.
Ardaydu waxay sidoo kale heli doonaan shahaadooyinka Online-ga kadib marka ay dhameeyaan koorsada. Waxaana kugu dhiirigelineynaa inaad dalbato Koorsooyinka onlone-ka
ah ee Jaamacadda Queensland 2022.
Sharaxaad Kooban:
• Jaamacadda: University of Queensland
• Wadanka uu ku yaalo: Australia
• Tirada Maadoyinka: Unlimited
• Waqtika: Kooras kastaa wuxuu leeyahay waqti kama dambays ah.
Liiska Koorasyada Onlineka ah ee Bilaashka ah:
• Business
• Social Sciences
• Sciences
• Health Medicine
• Arts & Design
• Personal Development
• Humanities
• Engineering
• Education and Teaching
• Computer Science
Faa'iidooyinka:
Faa'iidooyinka koorsooyinka Online-ka ee bilaashka ah ee Jaamacadda Queensland Australia ayaa lagu bixiyaa sidan,
- Majiro Registration Fee.
- Waxaad heleesa Certificate.
- Waxaad baraneysa adoo gurigaada jooga. Waxana baraneysa xirfado cusub.
- Habka lagu baranayo waa Online.
- Shahadada Waxad heleysa On Digital
Shuruudaha u-qalmitaanka:
- Shahadada Dugsiga sare,
- Qalinjabiyeyaasha shahaado kasta way ku codsan karaan.
- Ma jiraan da'da oo laguugu xadidaayo.
- Waxaa Fursadan u banan tahay ardayda caalamga ku nool waddan kasta oo adduunka ah.
Sida loo Codsado:
Habka Codsiga waa mid aad u fudud. Kaliya waxaad u baahan tahay inaad iska diiwaan geliso koorsada. Link hoose ka Apply kareey adigoo Click siinaya.
Post a Comment
Comment