Baro Google Digital Marketing Expert


Baro Google Digital Marketing Expert 

Google waxa ay ku siinaysaa Google Digital Garage Marketing Course oo Lacag La'aan ah waxaana lasocda shahaado Google ka timid una qaabeesan si professional ah

Waxaad baranaysaa aasaaska suuqgeynta dhijitaalka ah, si aad u hor mariso ganacsigaaga ama shaqadaada/Shaqaalahaaga.

 

Shuruudaha

  Wax registration ah lagaama rabo

  qof kasta oo dunida ku nool wuu iska diiwaan galin karaa google-ka

  Sidoo kale waxaa ka baranaysaa Google Experts.

   Wuxuu lee yahay Free Certification.

  Adigoo gurigaada jooga ayaa wax ka baran kartaa.

  Ku hel Shaqooyin Wacan

 

Official Website: https://learndigital.withgoogle.com/digitalgarage/course/digital-marketing

For Help Link - Follow us on Telegram: https://t.me/+R6jJp1mwlAEWY5Wi

 

Faah faahin Dheeraad ah

 Maadada: Google Digital Marketing Online Course

 lacahta Maadada: waa Free

 Lacagta Certification: waa Free

 Saacadaha labaranayo Maadadan: 40 Hours all.

 Yaa dhikanaya oo u qalma: Qof kastaa wuu baran karaa oo doonayo xirfado iyo shahaadooyin.



Deadline: No Deadline Anytime can join





Post a Comment

Comment

Previous Post Next Post
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...