UBD SCHOLARSHIP PROGRAM 2023 | FULLY FUNDED



UBD SCHOLARSHIP PROGRAM 2023 | FULLY FUNDED

Jaamacadda brunei darussalam waxay bixinaysaa deeq waxbarasho oo fuul ah sidoo kale nidaamka codsiga online-ka ayaa u furan in lagu codsado barnaamijka deeqda waxbarasho ee ubd ee arday qaadashada janaayo 2023. UBD waa jaamacada brunei darussalam waxayna dabooli doontaa qarash kasta oo ku baxaayo wax barashadaada, hadii aad ku guuleysato deeqdan weaxbarasho ay soo bandhiktay jaamacadda brunei waxaa lagaaga baahan doonin lacago is diiwan galin, mid visa iyo mid waxbarashaba. Sidoo kale waxaa kuu sii dheeraan doonta cunada, caafimadka iyo meesha aad dagi doonto.


Sidoo kale ma jiro ielts. Ma jiro toefl. Waxaad wax ku baran kartaa ielts la'aanteed gudaha brunei. Ubd waxay hadda ku jirtaa kaalinta 86aad ee qs asia university ranking waxayna ku jirtaa 22nd ee jaamacadaha.

Wadanka: brunei

Jaamacadda: university of brunei

Heerarka waxbarasho: master’s degree, phd degree

Kharashaadka maaliyadda: fully funded

            Kama dambaysta: 31st july 2022


FAA'IIDOOYINKA MAALIYADEED

Jaamacadda brunei darussalam waxay bixinaysaa waxbarashadaada waxaana laguugu maalgelinayaa deeqo-waxbarasho sidoo kalena jaamacadda ay bixin doonto dhamman qarashadka kugu bixi lahaa!

 

Khidmadaha waxbarashada ee laguu dhaafay, oo ay ku jiraan diiwaangelinta iyo khidmadaha oggolaanshaha ee jaamacadda brunei darussalam.

Gunnada nololeed ee bnd 500.00 bishiiba 36 bilood.

Hoyga kambaska ee 36 bilood

Hal round trip economy class tigidh diyaarada waxaa laga siin doonaa dalkooda markay aqbalaan deeqda waxbarasho iyo dalkooda markay dhammeeyaan waxbarashadooda.

Gunnooyinka cilmi-baarista goobta (bnd 1000.00 ee deeq ah iyo gunno dhan, bnd 2000.00 ee qorista buuga)


 

KU SAABSAN BRUNEI:

Brunei waa waddan yar, madax-bannaan, wuxuuna qani ka yahay saliida wuuna  u dhexeeya gobollada sarawak iyo sabah ee dhinaca malaysia (waqooyi-bari) ee jasiiradda borneo ee koonfur-bari aasiya.

Brunei waxa loo arkaa qaran “horumaray”.

Brunei darussalam waa dalka saddexaad ee soo saara saliidda ugu badan koonfur-bari aasiya waxayna soo saartaa 163,000 oo fuusto maalintii. Sidoo kale waa soosaarka afraad ee ugu weyn ee gaaska dabiiciga ah ee dareeraha ah ee adduunka.

Luqadda: luuqadda rasmiga ah waa Malay. Luqadaha kale waxaa ka mid ah English iyo Chinese (lahjado kala duwan).


 QAYBAHA WAXBARASHO EE LA HELI KARO WAA MATER DEGREE & PHD DEGREE

Faculty of arts & social sciences

Doctor of philosophy:

Anthropology

Applied linguistics

English literature

Environmental studies

Geography

History

Malay language & linguistics

Malay literature

Professional communication & the media

Art

Sociology


Master of Arts by research:

Anthropology

Art

English literature

English language and linguistics

Environmental studies

Geography

History

Malay language and linguistics

Malay literature

Sociology

Professional communication and the media


UBD School of business & economics

Doctor of philosophy:

Management

Economics

Finance


Master by coursework:

Business administration

Management

Logistics

Applied economics

Islamic finance


Master by research:

Management

Economics

Finance


Faculty of science:

Biodiversity

Biology

Biotechnology

Chemistry

Computer science

Geoscience

Mathematics

Applied physics


Master of Science by coursework

        Petroleum geosciences

MASTER OF SCIENCE BY RESEARCH:

Biodiversity

Biology

Biotechnology

Chemistry

Computer science

Mathematics

Applied physics

Geosciences


Pengiran anak puteri rashidah sa’adatul bolkiah institute of health sciences

Doctor of philosophy:

Public health

Biomedical sciences

Clinical sciences

Nursing

Midwifery

        

        Master by coursework:

Public health

Medicine

Nursing


 Part-time basis only


MASTER OF HEALTH SCIENCE BY RESEARCH:

Biomedical sciences

Clinical sciences

Nursing

Midwifery

Public health


 

Academy of Brunei studies

Doctor of philosophy:

        Brunei studies

Master of Arts by research:

Brunei studies

Education


Sultan omar ali saifuddien centre for islamic studies

Doctor of philosophy:

             Islamic civilisation and contemporary issues

Master of arts by research:

        Islamic civilisation and contemporary issues


SHURUUDAHA U-QALMITAANKA

Deeqdani waxay u furan tahay dhammaan jinsiyadaha u dhashay brunei & kuwa aan Brunei ahynba.

Deeq-waxbarasho ayaa diyaar u ah in lagu babto waxbarashada shahaadada Mastarka, PhD. Iyo Degree Programs-ka kale.

Ardayda waa inay haystaan ​​​​shahaadada koowaad ee bachelor degree si ay u codsadaan master degree

Codsadayaashu waa inay haystaan ​​​​shahaadada masters-ka Hadii ay danbalanaay Deeqda waxbarasho ee phd.

Sidoo kale ardada waxay codsan karaan Soo jeedin cilmi baaris oo tayo sare leh oo saameyn leh. Kuna haboon in uu sii wado daraasadaha dhinaca doorashada.


KAMA DAMBAYSTA

Taariikhda ugu dambeysa ee lagu codsanayo Online-ka tooska ah ee barnaamijka deeqda waxbarasho ee UBD waa janaayo 2023 waxana jawabta lasoo saarayaa 31st luulyo 2022 ee barnaamijka shahaadada masterka, phd. Barnaamijka degree.

 

Sida loogu codsado online-ka deeqda waxbarasho ee jaamacadda Brunei 2023

Marka hore booqo website-ka, aqrina nidaamka codsiga ee online-ka (Riix Halkaan) oo guji.

Foomka codsiga onlaynka ah ayaa adiga halkaan ka furan doona. Fadlan buuxi dhammaan goobaha qasabka ah ma awoodi doontid inaad kaydiso ama soo gudbiso codsiga haddii aad seegtay mid ka mid ah meelaha shuruuda ah inaad buuxiso. Dukumeenti elegtaroonig ah ayaa loo baahan yahay in lagu geliyo codsigaada

Habka codsigu waa online. Codsiyada qaadashada janaayo 2023 hadda waa furanyahay. Ka codso online, soo rar dukumeentiyada. Si aad u codsato, fadlan booqo bogga rasmiga ah ee deeqda waxbarasho ee Brunei darussalam.

https://apply.ubd.edu.bn/orbeon/uis-welcome/



Wixii Caqabad ah oo ku qabsadaa Comment Hoose noogu reeb si aan kuu caawino 


Post a Comment

Comment

Previous Post Next Post
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...