Scholarship Network

Halkaan waxaa kuugu soo bandhikeena dheeqaha waxbarasho ee soo bandhikaan wadama caalamiga ah, sidoo kale waxaa idiinla fududeeneena qaabka loo Apply kareeyo insh 

Waanka aad Australia 

Australia waxay soo bandhiktan 1000+ dheeqa waxbarasho ee wadankeeda aad wax uga baraneyso sida Deakin University for Bachelors, Masters and Ph.D. Studies. 


👉❤️ dhamman fursadahaan oo faah faahsan hadaad doonayso waxaad nagala soo xariiri kartaa - Our Telegram Group: https://t.me/HanankeyTechAcademy 

Fursadaha waxay noqon doonaan: Bachelors, Masters - Ph.D. - dhamman waa diyaar 

Wadama: All Countries Students 

Lacagaha waxbarasho: waa dheeq ay bixinayso dowlada Australia. 

Tirada deeqaha waxbarasho: 1000+ sanad kasta.

Post a Comment

Comment

Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...