SIDEE LACAG LOOGA SAMEEYO INTERNETKA 2021

Sida ugu wanagsan aad online lacag uga sameen karto:



Maanta, waxaan kuu sheegi doonaa sida ugu wanagsan oo aad Online lacag looga sameeyo, kaas oo kuu oggolaanaya inaad lacag ku kasbato adigoon caqabado badan la kulmin, adiga oo adeegsanaya Mobile kaaga iyo internate-ka.

Internetku wuxuu kuu oggolaanayaa inaad abuurto ganacsiyo kala duwan. Waxaad ku geli kartaa xirfado ganacsiga e-commerce, affiliate, ama iibinta tababarka - training sales.

Dhamaan ganacsiyadaani waxaaad ka heli kartaa lacago aad u tiro badan waxayna kaa caawin karaan inaad gaarto xoriyad dhaqaale.

laakiin hadii aan runta kuu sheego, waxay ahayd inaad hormariso xirfadahaada, tababarna aad qaadato kadibna aad lacag ka hesho, balse waqti ayay qaadataa waxaana laga yabaa inad niyad jabto waadna is dhiibi kartaa.

Kawaran haddii aan kuu sheego inay hadda suurtagal tahay in la bilaabo Shaqo bilaa xirfado ah, lana bilaabo wax soo saar toos ah muddo 48 saacadood ah.


Xaqiiqdii waad ii sheegi kartaa inaysan macquul ahayn. Marka haddii tani ay tahay Mushkilad, waan kula kulmi doonaa dhamaadka maqaalkeyga.

Waa maxay ka ganacsiga Internate-ka?

Waxaa jira tilaabooyin la xaqiijiyay oo ah talaabooyin aad raaci karto si loo damaanad qaado guushaada markaad bilaabeysid ganacsi yar oo Business Online ganacsiga tooska ah.

1- Raadi baahi oo buuxi. Tusaale waxaad raadisaa waxa dadka ay ugu radiska badan yihiin hadana Imternate-ka lagu kala iib sanin. Markaad soo ogaato 

2- Qor nuqul si aad u iibiso ama u xayeey siiso si aad lacag uga sameeso. waxaad heli doontaa macaamiil adiga kuu gooni ah daqlina waad ka sameen kartaa.

3- Naqshadey oo dhis Social Media Page: tani waxay kaa caawinaysaa inaad macaamiil faro badan hesho oo alaabaha kaa iib sada ama hadii companey kale heshiis la gasho badeecadoda ugu sii suuq geyso markii alaab laga iibsadana aad faaidadaada uga reebato.

4- Adeegso Markasta inaad wax cusub raadiso. Maxaa yeelay waxay kaa caawinaysaa inaad wax cusub aragto dhaqsina macaamisha aad u gudbin karto si intaan lagu yaacin adiga daqli ku anfaca aad uga sameeso.

5- U samee sumcad wanagsan naftaada. Tusaale hadii shay laga soo dalbado, xirfad aad leedahay oo ku shaqeesadid miday doontaba ha noqotee wanaaji macaamiishaada una dadaji dalabaadka, ogowna hadii uu qanco macaamiilkaas inuu kugu so xiri karo 10kale.

6- Dabagal ku sameey macaamiishaada si dagdag ahna uga jwb waydiimohooda. tani waxay kaa saacidaysa inuusan kaa caajisin Macamiilka hore iyo midka cusub, ogowna inuu adeegyo cusub kuu dirsan karo markasta aad dabagal ku sameeso.

7- Kordhi dakhligaaga - si lacagaha markaas aad heleyso u siyaadiso, waxaad u kordhin kartaa xirfadda markaas aad ku shaqeesaneeso inaad hor mariso.


Dhammad

Hadii aad ka heshay maqaaladan fadlan ku xirnaaw, waxaan diyaar u ahay intaan in kabadan inaan soo galiyo halkaan mahadsanid.

 



Post a Comment

Comment

Previous Post Next Post
Suaal maqabtaa? Haa haday tahay WhatsApp nagalasoo xariir
Asc, walaal maxaan kaacaawinaa? ...
Halkaan riix si aad...