Halkaan waxaa kuugu soo bandhikeena deeqaha waxbarasho ee soo bandhikaan wadama caalamiga ah, sidoo kale waxaa idiinla fududeeneena qaabka loo Apply kareeyo insh
👉 Deeq waxbarasho oo farii ah: President Scholarships 2022/23
👉 Deeq waxbarasho oo farii ah: President Scholarships 2022/23
Wadanka China
China waxay soo bandhiktan 100+ deeqa waxbarasho ee wadankeeda aad wax uga baraneyso sida Lanzhou University of Technology, Masters and Ph.D. Studies.
❤️👉 dhamman fursadahaan oo faah faahsan hadaad doonayso waxaad nagala soo xariiri kartaa - Our Telegram Group: https://t.me/HanankeyTechAcademy
❤️👉Fursadaha waxay noqon doonaan: Bachelors, Masters - Ph.D. - dhamman waa diyaar
❤️👉Wadama: All Countries Students
❤️👉Lacagaha waxbarasho: waa deeq ay bixinayso dowlada China.
❤️👉Tirada deeqaha waxbarasho: 100+ sanad kasta.
❤️👉☑️ Waqtika uu dhacaayo: end of June, 2022 (Only Online Apply Required, No Need to Send Documents in hard form)
❤️👉 Halkaan ka Apply kareey
https://lut.at0086.cn/StuApplication/Login.aspx
No Agent - No IELTS, Direct Apply. Link: 🔗 🔗 https://hanankey.blogspot.com/p/warbixin-scholarship.html
Post a Comment
Comment