Deeq waxbarasho oo dhameestiran / Kuliyadda MBBS / Medical Scholarships 2022/2023 si aad wax badan oga ogaato deeqdan waxbarasho MBBS, Undergraduate, Masters, & Ph.D. oo loogu tala galay ardada caalamka fadlan booqo website-kan.

For more information Link: https://www.uow.edu.au/study/scholarships/international/
Bixinta: Malaayiin Dollar Si Buuxda Loo Maalgeliyay / Deeq waxbarasho
Maanta waxaa idiin soo ban dhiki doona mid kamid ah wadamada deeqaha waxbarasho ee MBBS ciyoon la helo waaana wadanka Turkey, waxaana halkaan hoose idiin dhikayaa link aad ka raaci kartaan.
Türkiye Scholarships is a government-funded scholarship program granted to outstanding students and researchers. https://turkiyeburslari.gov.tr/
Sidoo kale waxaa jira 10 wadan oo kale oo aad ka heli karto deeq waxbarasho oo full ah Departments-ka MBBS-ka.
si aad macluumaad badan u ogaato booqo link kasta. Apply kareena midkii kaa qanciyaa.







Deadlines: waqtiyo kale oo kala duwan ayay xirmayaan.
Wixii faalo ah halkaan noogu reeb
ReplyDeletePost a Comment
Comment